Dine rettigheter / XUQUUQDAADA (somali).
Utgitt av Barne-, ungdoms- og familiedirektoratet i 2013
Filin ayaa la sameeyey oo ku saleysan xaashida yar ee macluumaadka oo muujinaysa tiro xaalado kala duwan iyo xaq u lahaanshaha aad ku leedahay xaaladahani. Xaashida yar ee macluumaadka iyo fi linka waxaa loo sameeyo si ay u dhiirogeliso doodwadaaga iyo ka wadasheekeysiga xuquuqdaada, sidaa darteed waad fahamsan tahay sababta dadka waaweyn mararka qaar u gooyaan xadka adiga iyo dadka kale.
Fant du det du lette etter?